Skip to main content
SABAAD

fariiso

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-stay, -satay
Xaraf FSubg FA7 xar
1

(f.g) Salka meel saarid.

2

(f.mg) Dareere garoorid.

3

(f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho.

Tusaale Dheeraad ah1

Kaddib, fariiso ayuu i yiri.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-stay, -satay

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fariiso - sawirka la wadaagga

La Wadaag