U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ger

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf GSubg GE3 xar
La Mid Ahgar1Magac Lab
1

Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga.

2

Halka ay isaga yimaadaan labada daan.

3

Garraarka haweenka guntintiisa.

4

Dhan, dhinac.

5

Xarig adag oo awrta lagu raro.

6

Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ger - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan