U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xarig

Magac Lab
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido.

2

Xabsi.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Isku-soo duuboo hadii kexeysashada Dhuubane tahay mid xarig ah waxa ay waji gabax ku tahay xukuumada Cadde Muse madaama mas'uul ka tirsan maamulkiisa loo gacan dhaafey.

”
β€œ

Shaqaalaha la sii daayay oo lagu xukumay min 1-san oo xarig ah, ayaa la sheegay inay iibsadeen xarigooda, iyadoo lala xukumay haweeney lagu magacaabo Xaliimo Ciyaaye oo aan ku sugnayn Muqdisho, lana sheegay inay lahayd dhuxusha lagu qabtay doonida.

”
β€œ

Dilal qorsheysan, afduubyo, xarig aan sharci aheyn, dhac iyo boob, hanti la wareegid, iyo barakicin ayay warbixintu sheegtay in la'isugu daray shacabka ay dowlad la'aantu dilootay ee dalka Somalia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xarig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan