U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adag

Fal Magu (4)
Naxweadkaa, adkayd; ad'adag
Xaraf ASubg AD4 xar
1

Wax aan jilicsanayn ahaansho.

2

Wax xoog iyo karti leh ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Gacmihiisna wuxuu u dul saarayaa jilbihiisa si adag, wuxuuna kala feydayaa farihiisa sidii inuu qabanayo jilbihiisa, sidaas oo dhanna waa waajib.

”
“

Baaritaanada oo ah kuwo adag ayaa Ciidamada waxay saf saf gelinayeen Gaadiidka, iyagoo ku amraya dadka saaran in ay soo dagaan, kuwaasoo mid la mid loo barayay.

”
“

.Been abuurku waa arin aad u xun, qofka muslimka ah oo la ceebeeyaana nusuus adag ayaaba ka taalla. waana midaa ku dhacday raggii isku dayay in ay sheekha been la dhoodhoobay dusha ka saaraan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

adkaa, adkayd; ad'adag

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan