U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goblami

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf GSubg GO7 xar
La Mid AhgablamiFal Gudbe (2)
1

Cid gablan ka dhigid.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Jaamac arrinkaa hadalhayn buu ka reebay oo wuxu yidhi: “Maalin baan goblami gaadhay, oo waa maalinta inanta Bidhiidho wiil iga noqon gaadhay”.

”
“

Markaa aniguna waxan leeyahay Soomaalidu maalinta ay goblami doontaa waa maalinta haween Soomaaliyeed la waayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goblami - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan