U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gunto

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-taday, -tatay
Xaraf GSubg GU5 xar
1

(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.

2

(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.

3

(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-taday, -tatay

Xarafka

G Β· GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gunto - sawirka la wadaagga

La Wadaag