U gudub nuxurka bogga
SABAAD

si

Magac Dheddig
Naxwe-iyaabo/-iyaalo, m.l
Xaraf SSubg SI2 xar
1

Sah lagu suganyahay ama la yahay.

2

Hab; han-naan.

3

Tilmaan ama tayo wax leeyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.17kii,Jan,1991kii Ciidamada Maraykanka oo horkacaya Xulafo Gaadhaya 33 Dowladood ayaa weerar ku qaaday Ciraaq si Kuwait looga saaro.

”
“

sanadood Gaarigii aan saarneen wuxuu u socday Gadaal- Gadaal meeshuu Addunyada Gaarigooda u socday si toos ah.

”
“

. Koox lagu sheego Xildhibaanno, oo iyagoo u xilanaya dufan aan badneyn, si toos ah iyo si dadbanba u ogolaaday in dalka uu shisheeye cadow ahi maamulo, siduu doonana ka yeelo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iyaabo/-iyaalo, m.l

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
si - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan