U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hagoog1

Magac Dheddig
Naxwe-go, m.l
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Maro qaarka sare ee dadka oo aan indhuhu ku jirin lagu daboolo.

2

Sida marada hagoogta ah loo xirto.

3

Gambada haweenku madaxa saartaan.

4

Koofiyadda inteeda wejiga hareysa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Saxardiid hagoog siduu u galay, heesna tirin waaye. intii uu kadeedkani hirgalay, muu halaanhaline. sababtuu fankii uga hadhgalay, la hubsan doonee".

”
“

"Saxardiid hagoog siduu u galay heesna tirin waaye intii uu kadeedkani hirgalay muu halaanhaline sababtuu fankii uga hadhgalay la hubsan doonee."

”
“

"Saxardiid hagoog siduu u galay, heesna tirin waaye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-go, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hagoog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan