U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hanqal

Magac Lab
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Qaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Galayr, kuwaas oo dhammaantood u hanqal taagaya inay inay jagadaas qabtaan.

”
β€œ

Dhinaca kalena, wararku dhaw-dhaw Vieira ayaa tibaaxaya inuu u hanqal taagaya kooxda haysata horyaalka Yurub ee Real Madrid.

”
β€œ

Markii la ogaaday inta Soomalidu ay caqli ahaan qodon tahay, waxaa dalka u soo basanbasooday oo uu soo hanqal taagay cadaawaha soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed oo hore ciil gaamuray ugu qabay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hanqal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan