U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caqli

Magac Lab
Naxwe-iyo/cuquul, m.dh
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

β€œHadba aarankii kaca sidii, uud ha loo jiro” caqli maaha.

”
β€œ

Halbawlahaan ku goynayaa, waayo waad iga cadhaysiisay waa caqli jahli ah, garowsiiyana ma leh.

”
β€œ

Markii la ogaaday inta Soomalidu ay caqli ahaan qodon tahay, waxaa dalka u soo basanbasooday oo uu soo hanqal taagay cadaawaha soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed oo hore ciil gaamuray ugu qabay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo/cuquul, m.dh

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caqli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan