U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jarcee

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-ceeyay, -caysay
Xaraf JSubg JA6 xar
1

(f.g) Xoolo cadho qaba jarco gelin.

2

(f.g) Aqal laama ku dedid.

3

(f.mg) Qabow, baqdin ama xummad la gariirid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-ceeyay, -caysay

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jarcee - sawirka la wadaagga

La Wadaag