U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baqdin

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA6 xar
1

Dareen geesinnimo la'aaneed oo xasillooni darro iyo welwel leh oo ku dhasha nafleyda marka ay dareento inay nafteeda halis ku jirto; cabsi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kumanaan qof ayaa ka barokacay guryahooda, kuwaasoo baqdin ka qaba in dagaalada socda ay khasaare ka gaarto, waxaana weli haawanaya xaafadihii lagu dagaalamay maalmihii ugu dambeeyay.

”
“

Banka PM-ka ayaa la sheegay inay gacanta ku hayaan ciidamada DF, halka kuwii Al-shabaab ay dib ugu gurteen degmada Yeed oo ay todobaad ka hor ka qabsadeen ciidamada DF, iyadoo laga baqdin qabo inay dagaalo kale dhacaan.

”
“

"Duqeymahan waxaa laga geysan doonaan sida aan xogta ku hayno, Muqdisho, Kismaayo, Marko iyo deegaano kale oo ay gacanta ku hayaan Mujaahidiinta" ayuu si kooban u yiri Macalin Xaashi oo sheegay inay baqdin ku hayn duqeyntaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baqdin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan