U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cadho1

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Cudur nabarro iyo cuncun badan oo lays qaadsiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhibaatadaas oo dadka rayidka saamaysay ayaa cadho ku abuurtay kooda yar iyo kooda weyn intaba, taasina waxay sababtay inay dadkii shacabka ahaa hoosta ka galaan ururadii gobanimo doonka ahaa oo la saftaan.

”
“

Wararka): Muslimiinta adduunka ayaa cadho xoog leh ka muujiyey aflagaado ka soo yeedhay baaderi Maraykan ah oo magaciisa la yidhaahdo Jery Fal-wel, ka dib markii uu baaderigaasi uu Nebi Maxamed (N.

”
“

Laakiin maayarkii hore ayaan isagu shirkaa ka soo xaadirin haba yaraatee, lamana garanayo sababta uu uga maqnaaday, waxaase loo malaynayaa inuu cadho ku maqnaa”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cadho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan