Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Kuleyl la'aan.
Q. ah: wax aan kululeyn.
Dadkaasi waxay ku nastaan oo ay ku nafisaan leydha qabow iyo naacowda dalkan Somaliland Ilaahay ku manaystay.
Cimilo ahaan, Addis Ababa waa magaalo diiran oo leh cad-ceed maalintii, habeenkiina waa qabow.
Dhinaca jawiga ma ahan tulada miiroon mid ad ukulul ama leh qabow said ah, waxana jawiga miiroon lagu matali kara kan muqdisho, o ad ay iskaga shabahan jawiga. magalada waxa ay ledahay dugsi hose /dhex bis malahan wax dugsi sare ah.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag