Ereyada La Xidhiidha
kalabood-sanaan. kala-dheereynta-dhalmada m.dh Ka hortagidda uur qaadidda lama filaanka ah. kala-durug-qaaradeed m.l Kala sikashada gudubka qaybo ka mid ah qaaradihii horekuwaas oo sameeyay dhulweynaha qaaradaha dunida ee maanta. kala-faa'iidaysi m.l (baay.) Xidhiidhka ka dhexeeya laba ama in ka badan oo sinjiyo ahkaas oo labaduba ka faa'iidaysanayaan. Mararka qaarkood labada sinji midna ka kale la'aanti ma noolaan karomararka qaarkoodna midba ka kale la'aantii wuu noolaan karaa
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
daaw.
Cilmiga
Jooloji (jool.)
Xarafka
K Β· KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
