U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mid1

Magac Lab
Xaraf MSubg MI3 xar1 Tusaale
1

Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal. .

2

Dad israacsan oo isku ujeeddo ah.

3

Kala m. ah: wax kala duwan.

4
5

Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.

Tusaalooyin

“

Labadii m. baa yimid

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

-Dhaqsaha- inuu yahay warku mid cusub oon hore an loo maqal. 2-Saameynta- inuu yahay war xiiso leh oo raad ku reeba dadweynaha.

”
“

. MCBille: Jaaliyadaha Dibadda ee Nugaaleed qaar ka mid ah oo ila soo xiriiray ayaa waxay leeyihiin nooga soo waran bal GTEC, marka maxaad u sheegaysaa?

”
“

-july-1958-waxaa lagu dilay afgambi milateri oo ahaa mid boqortooyo naceyb ku dhisan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan