U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naaf1

Magac Lab
Naxwe-fo, m.l
Xaraf NSubg NA4 xar
2

(m.w) Toddobada xiddigood oo "naafcadduhu" ugu horreeyo, "dirirkuna" ugu dambeeyo; waxay u dhexeeyaan toddobada "raqaha" iyo toddobada "daalallida"; waa xiddigo xagaa.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fo, m.l

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag