U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaniin1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Hadda lama aha waxa khaldan sahankoodii, lamana laha way asqoobeen, isla markaana lama laha gurigii aynu ka soo guurnay qaniin iyo abaar midna muu lahayn oo waxbaba lama laha.

”
“

Qaniin iyo cudurada gosha ayaa gumaada geelasha daaqa u yimid iyo kuwa kalaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaniin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan