U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qayli

Fal Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Cod dheer ku dhawaaqid.

2

Ku q.: cid canaan u jeedin.

3

U q.: cid taageerid.

4

U q.: cid u yeerid.

5

La q.: dhibaato darteed la dhawaaqid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qayli - sawirka la wadaagga

La Wadaag