U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhibaato

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DHSubg DHI8 xar
La Mid Ahdhib1Magac Lab/Dheddig
1

Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo.

2

(fk) Si rafaad ah; si qaxar ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bayaan ay soo saareen Midowga Maxkamadaha ayaa lagu sheegay in arintaas ay tahay mid dhibaato ku ah shacabka Soomaaliyeed ayna wanaagsan tahay in la eego danaha Ummadda.

”
“

Cabdulahi Yusuf ayaa xusey in fikradu xumeyn isla markaana dhibaato aheyn in nabad laga shaqeeyo balse arinkaan horey loogaga fadhiyey Cali Maxamad Geedi xiligii uu ahaa Ra'isal Wasaaraha.

”
“

C/qaasim, wuxuu sheegay in dagaalada ka socda Somalia ay yihiin kuwo dhibaato badan ay ka dhaxleen shacabka ku nool Muqdisho, mas'uuliyadana la weydiin doono Adduun iyo Aakhiro dhinacyada ay dirirtu u dhexeyso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhibaato - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan