U gudub nuxurka bogga
SABAAD

canaan

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Hadal kulul oo loo jeediyo qof wax ba'shay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wakiilka UN-ka ee Somalia Ahmadou Ould-Abdallah ayaa baajiyay safarkii uu sheegay shalay inuu uga ambabaxo Jabuti, isagoo shirkii jaraa'id ee shalay oo ahaa mid canaan ah ay keentay in xubnaha beesha caalamku ay soo dhexgalaan shirka.

”
“

Marka uu guriga soo cag dhigo ayaa sida carruurta iyo si ka daran canaan diirka lagaga saaraa.

”
“

Hadal iyo murti maxaynu ka nidhaahnaa ninka ceeb ama canaan soo socota iska casilay iyo ninka ceeb dhabta u saaran iska baydhin kari waayay ama ka yaqyaqsoon waayay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
canaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan