U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taageer

Fal Gudbe (1)
Naxwe-ray, -rtay
Xaraf TSubg TA7 xar
1

Qof wax tarid ama kaalmayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkaaga ku taageer hiil iyo hooba.

”
“

Fadlan ka caawi caruurtan sidii ay waxbarasho u heli lahaayeen oo taageer dhismaha iskuulkan.

”
“

Iskuulka Dacawaley: Taageer Iskuulka Dacawaley Dacawaley waxay ku taalaa gobolka Maroodi-jeex.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-ray, -rtay

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taageer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD