U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tallaabso

Fal Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf TSubg TA9 xar
1

Tallaabo qaadid.

2

Ka t.: wax ama qof ka kor gudbid.

3

Ku t.: wax qabashadooda ku dhaqaaqid.

4

U t.: wax qabashadooda u gudbid.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tallaabso - sawirka la wadaagga

La Wadaag