Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Meel sare; dul.
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
- Wuxuuna kor u qaadayaa gacmihiisa mararka qaarkood.
- Dabadeedna wuxuu kor ugu qaadayaa gacmihiisa sidaan kor ku soo sheegnay markii uu salaadda xiranayey ee uu lahaa Takbiirta.
Allahayoow naga kor qaad dulliga ina heysta, Allahayoow Soomaali niyadeeda burcad isu mari oo Allahayoow naga qabo inta xumaanta wada ee nagu dhex jirtaa.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
K · KO
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag