Ereyada La Xidhiidha
xeel. xeer ciqaab m.l (qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharciyada dawladda ee khuseeya dembiyada iyo ciqaabta. xeer fal-cuf m.l (-rar ...m.l) (kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahaydhakhsaha falgalka kiimikaad wuxuu saamiggal qumman ku yahay cufka firfircoon ee falga870 layaashacufka fifircoon waxaa loo qaatay ribnaanta mool/dm.3 falgalka soo saara A+Bxeerka fal cuf wuxuu sheegayaa in dhakhsasha = K A iyo B halkaas oo A iyo B ay u taaganyihiin ribnaanta A iyo B ee mool/dm.3. xeer hees m.l (-rar ...m.l) (kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgallo isdaba joog ah kaddibwadarta kulalka falgallada iyadoo la tixgelinayo calaamadahooda waxay la mid tahay kulka falgalka ee kalgalayaasha si toos ah loogu beddelo maxsuullo. Guud ahaanisbeddelka tamarta oo dhammi marka falgalayaashu noqonayaan maxsuullo kuma xirna jidka la raacayo. xeer silsilad m.l (xis.) Hab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayn ayaa la sammeeyaa iyada oo la eegaayo fansaar kastajawaabuhuna waa la isku keenaa
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-rar ..., m.l
Xarafka
X · XE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
