U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kooban1

Fal Magu (1)
Naxwe-bmay, -bantay; -bmi
Xaraf KSubg KO6 xar
1

Ku k.: wax koobmay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baarlamaanka DF oo jira 6-bilood oo keliya ayaa wuxuu ka kooban yahay 550-mudane. iyadoo xildhibaanadan lixda ah ee ka geeriyooday ayaan weli la dhaarin xubnihii badali lahaa.

”
“

Augustine Mahinge, oo horraantii bishan safar ku yimid Muqdisho, ayaa ka dalbaday madaxda DF inay xiliga u harsan ku dhameystiraan howlaha horyaala xukuumada, isagoo si kooban u sheegay in marka uu xiliga dowlada dhamaado in isbadal kale uu dhici doono.

”
“

Anagoo ah Beelaha Degmada Boosaaso, kana kooban 27 Beelood waxaanu isweydiinaynaa maxaa sabab u ah is hor-taaga Dhismaha Deegaanka Boosaaso oo ah Halbowlaha Dhaqaale ee Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-bmay, -bantay; -bmi

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kooban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan