U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhammaan

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

.dh dhan3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bangiga Dahabshiil waxa uu adeeggiisa ku baahin doonaa dhammaan gobollada dalka marka u horreysa ee sharciga waddanku u fasaxo.

”
“

Boqorka ayaa yiri "Haa, oo waan sii daynayaa dhammaan maxaabiista muslimiinta".

”
“

Cadow oo hadalkiisa sii wataa waxa uu intaa ku daray in aanay xukuumadda Carta wada metelin dhammaan qaybaha Somaliya, sidaa darteedna aanay xaq u lahayn in la siiyo maaliyadda Siyaad Barre dhigtay Switzerland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhammaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan