U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xilli1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf XSubg XI5 xar
1

Waqti; goor; ammin.

2

Nur.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli Madaxweynaha DGPL uu maanta kulan kula yeeshay xarunta Taliyaha ciidanka booliiska ee Bosaaso saraakiisha ciidanka kulankaas oo uu kala hadlayey amniga sidii loo sugi lahaa.

”
“

- Juventus - Lacagta soo gashay xilli ciyaareedkii hore waa 205 Milyan oo yuuro.

”
“

-jirka khadka dhexe ee Effenberg oo ku biiray Wolfburg toddobadakii hore, kadib markii ay sii daysay Bayern Munich, dhammaadkii xilli-ciyaareedkii tegay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xilli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan