U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goor

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GO4 xar
1

Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; kol; xilli; waqti; ammin.

2

G.tiiba: isla waqtigii.

3

Goor ka goor ama ka goor ka goor: waqti ilaa waqti.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ciidamo Itoobiyaan ah kana soo ruqaansaday Buurhakaba ayaa goor dhow soo gaaray qeybo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

”
β€œ

Ciidanka Mareykanka ayaa qirey goor dambe in aysan madfaca la helin goobtii ay la rabeen.

”
β€œ

-jirka Real Madrid, wuxuu ku ciil-qabaa laba goor oo lagaga adkaaday kulamada kamadambaysta intii uu Juventus u ciyaarayay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G Β· GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan