Ereyada La Xidhiidha
xummadaysnaan. xummad-guduud m.dh Cudur si aad ah la isu qaadsiiyo sida badan ku dhaca carruurtawaxaana keena baktiiriyada "streeptococcus". Waxaana laga qaadaa qof qaba ama qof jeermigu jirkiisa ku jiro oo an bukin - waxaana la isugu gudbiya qufac ama caano jeermigu gaaray. xummad-hurdo m.dh Cudur la isqaadsiiyo oo uu keeno "arbo fiirus" waxa laga helaa Afrikada kulul iyo gobollada waqooyi ee koonfur Ameerikawaxa gudbiya kaneeco khaas ahaan "aedes Aegypti"fiirusku wuxu baabi'iya soohyada beerka iyo kelyaha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
daaw.
Cilmiga
Daawada (daaw.)
Xarafka
X Β· XU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
