Ereyada La Xidhiidha
aa2aydin. ąad1 m.l (-dyom.dh) 1. Isku ąa. cayaar: isku beegnaan cayaar. 2. ld aadid. ąad2 m.dh.fk (-dyom.l) 1. Isku beegnaanta laba meelood ama shay. 2. Badansi daran. 3. A. yar: ld aayar. ąad3 f.g/mg1 (-day-dday) 1. (f.g) Meel u socdaalid ama u kicid. 2. (f.mg) Ku a.: wax wax kale u dhigmid. 3. (f.mg) Ku ąa.: cunto cabid iwm cid ku filnaan. 4. (f.mg) Ku ąa.: wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid. 5. (f.mg) Ku ąa.: meel aadisteeda wax u adeegsasho. Tus. "Cali baabuur buu Kismaayo ku aaday"
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)
Isrogrog
lala hadlaha ama wax loo qoraha
Xarafka
A · AA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
