U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xusuusi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf XSubg XU7 xar
1

Cid waxay ilowsanayd garwaaqsiin.

Tusaale Dheeraad ah1

“

"Een… waxaan u malaynayaa… Haa waa aqaan laakiin…waxaa dhalay miyaa… een" Wiilkii ayaa is yiri xusuusi oo ku yiri "waa ina Xasan, odaygii askarta ahaan jirey ee dagaalkii hore ku curyaamay" Hafiye waa garan waayey odayga iyo wiilkiisa midna.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xusuusi - sawirka la wadaagga

La Wadaag