U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ina

Magacuyaal Dhimman
Naxweilma-abti, m.l
Xaraf ISubg IN3 xar
1

.ly Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo aan kuwa lala hadlayaa ku jirin. Tus. : "Ninku waa ina wada arkay ee maxaynu samaynaa?"

Tusaale Dheeraad ah3

“

Akhristayaashayada indhaha bal-balacsanow waxaynu soo gaadhnay waqtigii aan dhawda idinkaga saari kari jirey warkii dunida kuus-kuusan, waxaana maanta idinku qaw-siin doona weriye Af-dhuub ina Oogle Maraan.

”
“

Dagaalkaan ku billowday weerarka gaadmada ah oo ka dhacay deegaanka Siigaale ee Degmada Hodan ayaa ahaa mid ay dhinacyadu isku adeegsadeen rasaas kala duwan iyo bambooyin, waxaana ciidamadii DF la sheegay ina goobta oo dhan ka baxeen.

”
“

Agaasime guud oo loo magacaabay wasaaradda waxbarashada Hargeysa (Haatuf): Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa 30-kii bishii March ee ina dhaaftay agaasime guud oo cusub u magacaabay wasaaradda waxbarashada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Isrogrog

ilma-abti, m.l

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ina - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan