U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka kale, afar qof ayaa lagu dilay Degmada Dharkeynley; iyadoo dadkaas laga bixiyay qaarkood indhaha, taasoo cabsi weyn ku abuurtay dadka rayidka ah ee degmadaas daggan, lamana garan karo kooxaha ka dambeeya dalkaas naxdinta leh.

”
“

Garan maayo waxa uu Yuusuf u haysto qodaalnimada, balse anigu waxaan aamminsanahay in ay tahay xirfad shaqo oo nolol lagu kasbado.

”
“

Dadka qaarkii baa wareersan, oo garan la’a waxay sheegaan ama ku fasiraan xaaladaan cusub.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan