Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Xajiin oogada nafleyda ku dhacda oo keenta xoqod badan.
Gaduudasho, cuncun, xanuun, dheecaan isha ka yimaada, oo ku xiran sababta.
Isnidaamis waa cuncun maqaarku yeesho waxaana keena bahala yaryar oo ku nool maqaarka korkiisa (dushiisa), kuna dhala jirka aadamiga korkiisa (dushiisa).
Waxa markaa la yeelan karaa in indhahu ilmeeyaan oo cuncunaan, sanka oo da’a, dhuunta oo jidhiidhicoota, finan, cuncun, barar iyo meelo biyo ku ururaan.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
C · CU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag