U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barar1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waran-cadde isaga oo faahfaahin ka bixinayey ujeedada shirkooda shalay waxa uu yidhi; “Shirkani wuxuu ahaa mid lagaga hadlayey dib u habaynta dhaqaalaha dalka oo sidaad la socotaan beryahan dambe sicir-barar iyo mashaakil badani ku dhacay.

”
“

Digniintan ayaa waxay timid, kadib markii uu jahwareer ku yimid dhaq dhaqaaqa ganacsiga, isla markaana uu Magaalada ka dilaacay sicir barar aad u weyn.

”
“

Falanqayntan ayaa waxaa laga hadlayaa lacagaha been abuurka ah oo afeeyay dhaqaalhii Puntland kuwaas oo sababey sicir barar waxyeelo xoog wayn u gaystey dadweynihii danyarta ah ee Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan