U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiran1

Fal Magu (1)
Naxwe-rmay, -rantay; -rmi
Xaraf XSubg XI5 xar
1

Wax la xirey noqosho. xisaab2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afrax Jamal Xaaji Axmed Ibraahim kuwaas oo soo buuxiyay shuruudaha qodobada ku xiran Musharaxnimada.

”
“

Afhayeenka Xarakada Al-shabaab wuxuu sheegay in goobta la weeraray aysan ku sugnayn arday, balse ay ahayd goob ay dagganaayeen sirdoonka dowladda KMG ah iyo kooxo ku xiran hay'adaha dalka yimid, muddo dheerna ay ilaalo ka hayeen.

”
“

Behuko oo wax laga weydiiyay markabka dekeda ugu xiran ayaa sheegay inuusan u sidin hub, balse uu wado dawooyin loogu talogalay in lagu daweeyo bukaanka Somalida ah ee yimaada xarumaha caafimaad ee AMISOM.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rmay, -rantay; -rmi

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan