Tusaale Dheeraad ah3
“
Aabaha dhalay caruurta oo la joogay caruurtiisa markii uu madfaca ku dhacay ayaa sheegay inay halkaas ku ciyaarayeen, waxaana labada cunug ee dhintay ku jirtay gabar da'deeda lagu sheegay 11-sano.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-gyo, m.dh
Xarafka
C · CU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
