Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Labada jaad ee nafleydu u kala baxdo, midka aan uurka yeelan; labood, rag.
Qas.
Dadkana waxa lab iyo dhedig looga dhigay inay is cajebiyaan.
Sinnaanta: Qofna laguma samayn karo eexasho ay sal u tahay qofka jinsigiisa (lab ama dheddig), da'diisa, asalkuu ka soo jeedo, luuqadiisa, diintiisa, naafonimadiisa ama sabab kale oo shakhsi ahaaneed darteed.
Magaca labka ee dadka iyo xoolaha oo u kala baxa lab toosane sida wiil غلام iyo dawaco "lab" ثُعْلُبان.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
L · LA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag