U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabar1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Midab madow oo iduhu dhabarka ku yeeshaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

B/Weyne(AllPuntland)-Labo nin oo dhalinyaro ah ayaa saakay meydkooda la soo dhigay agagaarka Buundo Weyn ee magaalada Baladweyne, iyadoo labadaasi meyd ay wehliyaan dhaawaca Gabar iyo wiil kale oo ka muuqatay rasaas lagu dhuftay.

”
“

Leylo waxey aheyd gabar nin kumehersaneyd laakiin lama doneyn in la shaaciyo arintaa.

”
“

“Heestu magaceedu waa ‘Anaa Wadani,’” ayey tiri gabar u hadleysa kooxdeeda, “waxa aynu kala soo baxnay fahamka guud oo ah cidda hadleyso, waana qof ballan la galaya dalkiisa hooyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan