U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afar

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AF4 xar
1

.t Tirada saddexda iyo shanta u dhexayso; "4".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afar kooxood oo oo siyaasiyiin ah qolaba wax baa iiga muuqday!

”
“

Afar ka mid ah shanta laxaad ee dareenka dadka waxaa laga helaa wejiga iyo madaxa.

”
“

"Afar qof oo uu ku jiro ganacsade si weyn looga yaqaan gudaha Baladweyne ayay ciidamada Ethiopia xalay guryahooda kala soo baxeen, dabadeedna dileen" sidaa waxaa sheegay mid ka mid ah dadka xaafada Buulo-xaabley oo dilkaan uu ka dhacay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan