Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed.
War dhiilo leh.
Tuhun; shaki.
Arintaasi waxay dhalisey dareen ay Soomaalidii ka qaadeen jiritaanka xudduudihii la sameeyey.
Cidda qudha ee la timi dareen midnimo waa madaxdii iyo shacabkii reer Woqooyiga oo xoriyaddii ay qaateen ku baadidoonay Soomaaliweyn.
Ciidamada Canada ee galbiya maraakibta ay lee dahay Hay’ada u qaabilsan Cuntada Aduunka waxaa ay sheegeen in hal bil ay ku dareen waqtigii loogu tala galay in ay dhameeyaan wareegooda.”
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
D · DA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag