U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hal1

Magac Lab
Naxwe-lo, m.l
Xaraf HSubg HA3 xar3 Tusaale
1

Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow. .

2

Eray; hadal.

3

H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. .

4

Meel; xag. .

Tusaalooyin

“

Wuxuu dhalay hal wiil iyo hal gabar

”
“

Annagu hal baynu nahay

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abaarihii 11:23 Am Barqanimo xiliga Muqdisho ayaa hal mar lagu soo baraarugay qarax xoogan oo ka dhacay Isgooyska Siinaay ee magaalada Muqdisho.

”
“

Asilie oo intii goobta joogtay ay hal mar ku weerareen hadalo ay ka mid ahaayeen waxaan rabnaa inaan cirib tirno gudniin oo dhan taasna kama galayno waxa loo yaqaan Compromise.

”
“

-Maalmood ayey aqalka wakiiladu u fadhiisteen ansixinta guddigaa, iyadoo hal-hal loogu codeeyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan