Tusaale Dheeraad ah3
β
Si kastaba ha ahaatee, beesha Samaroon waxay tan iyo qarniyo badan ahaayeen dad aad u horumarsan oo leh ilbaxnimo ka sareeysan bulshooyinkii ay isku wakhtiga ahaayeen.
ββ
Reer Xamar waa dadka haddii ay soomaaliya ilbaxnimo leedahayba uugu tug tugta saareeya xagga magaalanimada, ganacsiga, iyo ilbaxnimooyinkii soo jireenka ahayd ee ay soomaalidu sheegato.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
I Β· IL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
