U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaxal1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Hantida qof dhintay looga haro.

2

Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shariif ugu qeybgelaya ayaa la filayaa in uu noqdo shir dhaxal gal ah, iyadoo shirkaasi ay soo fariisan doonaan wakiilo ka socda Beesha caalamka.

”
“

Taariikhdu waa dhaxal ma dhammaato weligeed, qof kastaana wuu dhiman, Abwaanku waxa uu geeriyooday bishii Maarso sanadkii 2000, wuxuuna ifka uga tegay Laba Caruur ah iyo xaas.

”
“

Xaaji Aadan Axmed ‘Af Qallooc’ wuxuu inooga tegay dhaxal ma guuraan ah oo qaali ah, talo siin muc weyn, waayo aragnimo, run sheegid, qiiro wadaninnimo, dadnimo, iyo dal jacayl.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaxal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan