Tusaale Dheeraad ah3
“
Dalka Marooko waxa uu ku yaalaa dhinaca waqooyi galbeed ee qaarada africa waana wadanka ugu galbeedeeya dalalka carbeed ee qaarada Africa bulshada carabtuna waxa ay u taqaanaa (Maqrib) oo macneheedu yahay galbeed ama cadeed dhaca.
”“
Ciidamada Booliska Dowladda KMG ayaa durbadiiba soo gaaray goobta lagu dilay Xasan Farey, iyadoo halkaasi ay su’aalo ku weydiiyeen dadkii Salaada Maqrib la dukadey ee arkayey xiligii dilka dhacayey.
”“
Ereyadaasi, waxay qalbiyada dadka Soomaaliyeed xusuusinayaan Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmi Boodhari) iyo jacaylkiisii Maqrib iyo Mashriq-ba maqalkiisu ka dhacay.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
dii.
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
