U gudub nuxurka bogga
SABAAD

galbeed

Magac Lab
Xaraf GSubg GA7 xar
1

Dhanka qorraxdu u dhacdo; bogox, bugux.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkaan waa dad muslimiin oo reer baadiye ah. waxee u badanyihiin woqooyiga galbeed ee dalka Ereteriya, iyo bariga Suudaan.

”
“

Ciidamo Ku Dagaallamay Baydhabo oo Dhimasho Sababtay Magaalada Baydhabo, ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta dagaal ku dhexmaray gudaha magaalada, kadib markii sida la sheegay ay isku qabsadeen doorashada hoggaamiye dhaqameed.

”
“

Dagaalyahan kale oo reer galbeed ah ayaa kasoo muuqday cajalada, kaasoo wajiga xirtay, wuxuuna ku hadlayay afka Ingiriiska, isagoo ugu baaqay dhamaan Jihaadiyiinta calaamka inay ka qaybgalaan dagaalada Somalia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
galbeed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan