Ereyada La Xidhiidha
raadiye. raadka dobler m.l Isbeddelka muuqda ee rakaadka ileyska ama jabaqda ay bixisay walax soconaysamarka loo eego ilaaliya taagaan. Marka ay walaxdu ku soo socoto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid kororsanmarka ay walaxdu dhaafto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid hooseeya. raadka footoodanabeed m.l (-dyom.dh) (fiis.) Bixinta elektaroonno ee dusha birahamarka lagu kaahiyo hirarkaraandee birlabdanabeedka. Tirada elektaroonnada ee baxay waxa ay ku xiranyihiin itaalka kaaha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dadka ..., m.l
Cilmiga
Fiisigis (fiis.)
Xarafka
R Β· RA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
