U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf QSubg QA4 xar
2

Jirka nafleyda labadiisa qayb mid ka mid ah.

3

Dhanka dambe.

4

Ardaaga aqalka.

5

Xero yar oo xerada weyn dhexdeeda laga sameeyo oo xoolaha inta caano nuugga ah la geliyo; edeg.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. In la mideeyo Midowga Maxkamadaha Islaamka. 2. In la xalliyo, oo lasoo afjaro khilaafkii ku kala dhex jiray Maxkamadaha. 3. In wax laga beddelo qaar kamid ah qoddobada iyo luqadda heshiiska Djibouti.

”
“

Aadan Xaaji Ibraahim oo la hadlay qaar ka mid ah Saxaafada Muqdisho.

”
“

Afhayeenada Alshabaab iyo Isbahaysiga dib u xoreynta garabka Asmara oo ka wada hadlay saldhigyada Booliiska ee ay degeen qaar ka tirsan Ciidamada Maxaakiimta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan