Skip to main content
SABAAD

samee

Fal Gudbe (2)
Naxwe-meeyay, -maysay
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Wax hagaajin.

2

Fal ku kicid.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhinaca kale, waxaa jira khatar badan oo Aadame-samee ah.

”
β€œ

Cabdullaahi ayaa yiri "waxaad doonto samee".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-meeyay, -maysay

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
samee - sawirka la wadaagga

La Wadaag